Musharaxiinta oo ku baaqay in uu sii socdo Wadahadalada Xukuumada Rooble

Waxaa habeenkii jimcaha soo galeysay fashil kusoo dhamaaday wadahadaladii u dhaxeeyay Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Golaha Midowga Musharaxiinta. Fashilka wadahadalka ku yimid ayaana labada dhinac midbo midka kale ku eedeeyay, waxaana fashilkaasi sababay in uu baaqdo banaan bax Midowga Musharaxiinta qorsheeyeen in maalinta sabtida ahaa ka dhaco Muqdisho. Afhayeenka Golaha Midowga … Continue reading Musharaxiinta oo ku baaqay in uu sii socdo Wadahadalada Xukuumada Rooble